Skip to main content
close

KingCounty.gov is an official government website.

Official government websites use .gov
Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.
Secure .gov websites use HTTPS
A lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Warqadaha codbixinta ee ku meel gaarka ah

Waxaa jira sababo badan oo codbixiyaha warqadda codbixinta kumeel gaarka ah looga siin karo Xarunta Codbixinta Doorashada Degmada King. Dhammaan warqadaha cod bixinta ku meel gaarka ah waxaa lagu sameyn doonaa baaritaan si loo xaqiijiyo uqalmitaanka codbixiyaha ka hor inta aan warqadda codbixinta la tirin.

Nala soo xariir si aad u hubiso xaaladda warqaddaada codbixinta ee kumeelgaarka ah.

  • Iimeel: elections@kingcounty.gov
  • Taleefanka: 206-296-VOTE (8683),
  • TTY Relay: 711
  • Wicitaanka bilaashka ah: : 800-325-6165 (loo isticmaalayo wixi ka baxsan furaha wicitaanka 206) 800-325-6165

Related Topics

expand_less