Skip to main content
close

KingCounty.gov is an official government website.

Official government websites use .gov
Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.
Secure .gov websites use HTTPS
A lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Goobaha Ka-Qaybgalka Ardayga

Kambaska University of Washington ee Seattle

Waxay ku yaallaan qolka 145 ee Husky Union Building (HUB)
4001 E Stevens Way NE
Seattle, WA 98195

Tilmaamaha sida loo tago goobaha ka-qaybgalka ardayga ee UW Seattle

Saacadaha shaqada

  • Sabti, Nofeembar 1, 10:00 a.m. - 4:00 p.m.
  • Isniin, Nofeembar 3, 8:30 a.m. - 6:00 p.m.
  • Maalinta Doorashada, Nofeembar 4, 8:30 a.m. - 8:00 p.m.
Goobaha ka-qaybgalka ardayga ee UW Seattle waxay ardayda siisaa fursad ay isku diiwaan geliyaan si ay u codeeyaan markii ugu horreysay, cusbooneysiiyaan diiwaan gelintooda, helaan warqadda codbixinta beddelka ah, ama ay u isticmaalaan qalabka caawinnaadda. Shaqaalaha doorashooyinka ayaa diyaar u ah inay ka jawaabaan su’aalaha oo ay bixiyaan caawinnaad.

Kambaska University of Washington ee Bothell

Ardayda u diiwaan gashan inay codeeyaan waxay isticmaali karaan goobta la siiyay si ay u daabacaan warqaddooda codbixinta.

expand_less