Skip to main content

KingCounty.gov is an official government website.

Official government websites use .gov
Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.
Secure .gov websites use HTTPS
A lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Minimum wage in unincorporated King County (Somali)

Laga bilaabo Janaayo 1, 2027, mushaharka ugu yar ee meelaha aan ka tirsanayn King County, waa $21.57 saacadii, MARKA LAGA REEBO loo-shaqeeyayaasha haysta 15 shaqaale ama in ka yar, dakhligooda guud ee sannadluhuna ka yar yahay $2 milyan: $19.57 saacaddii

  • Qof kasta oo ka shaqeeya deegaannada King County ee aan hoos iman maamul magaalo waa in siyaa ugu yaraan mushaharka ugu yar.
  • Unincorporated King County waxaa loola jeedaa deegaannada ka baxsan xuduudaha magaalooyinka ee hoos yimaada maamulka King County.
  • Lacagaha ay macaamiishu shaqaalaha u siyaan abaalmarin ahaan, gunnooyinka, khidmadaha adeegga iyo dheefaha caafimaadka laguma daro xisaabinta mushaharka ugu yar.
  • Loo-shaqeeyayaashu waa inay u hoggaansamaan sharcigan. Aargoosiga waa sharci-darro.
  • Loo-shaqeeyayaashu waa inay ogeysiiska mushaharka ugu yar ee cusub ku dhejiyaan meel ay shaqaaluhu si fudud uga arki karaan.

This page has been translated by a human translator. Use these links to view the content in these languages: