Skip to main content

KingCounty.gov is an official government website.

Official government websites use .gov
Website addresses ending in .gov belong to official government organizations in the United States.
Secure .gov websites use HTTPS
A lock or https:// means you've safely connected to the .gov website. Only share sensitive information on official, secure websites.

Macluumaadka Kharashaadka Xafiiska Maxkamadda Sare iyo Xafiiska Karaaniga

Mas'uuliyadaha Xafiiska Karaaniga waxaa ka mid ah helitaanka iyo bixinta inta badan noocyada lacagaha lagu bixiyo kiisaska maxkamadaha sare. Sharciyada gobolka iyo degmada ayaa amraya ururinta iyo bixinta khidmadahan iyo ganaaxyadan. Dhammaan kharashyada waa in si hormaris ah loo bixiyaa sida waafaqsan RCW 36.18.060 (bogga ku xiran lama turjumin.).

Ku saabsan

Caddadka Kharashka:

Kharashyada la xiriira xeraynta, helitaanka nuqullada iyo adeegyada kale ee karraaniga, eeg "Liiska Jadwalka Kharashaadka" ee hoose. Guji mawduuca khidmadda si aad u aragto liiska tixraaca kharashyada iyo sharciga oggolaanaya caddadka kharashka. Ama, soo dejiso nuqul PDF ah adigoo isticmaalaya xiriirka soo socda: Somali - af Soomaali

Jadwalka Lacagta Maxkamadda Sare iyo Karraaniga

Lacagta Sharaxista Tixraaca
$290.00 Racfaanka Maamulka Dhageygsiga dacwada RCW 36.18.020(2,5,6)
$280.00 Racfaanka Rayidka ee Maxkamadda Hoose RCW 36.18.020(2,5,6)
$200.00  Racfaanka Dambiga Maxkamadda Hoose (Waxaa lagu soo rogay Marka loo xoojiyay ama la Diiday) RCW 36.18.020(2)(h)
$280.00 Racfaanka Danbiyada ee Maxkamadda Hoose (Uu soo gudbiyay dhinac aan ahayn eedaysanaha) RCW 36.18.020(2,5,6)
$290.00 Ogeysiiska Racfaanka ee Racfaanka Maxkamadda (u Sameey jeega lacag bixinta Karaaniga Degmada King) RCW 2.32.070; RCW 36.18.018(2,4)
$0.50 Warqaddaha Karaanig, boggiiba RAP 9.7(a); RCW 36.18.016(20)
Kharashka Dhabta Ah Diiwaanka Lacagta bixinta iyo Bandhiga RAP 9.8; RAP 15.4

Lacagta Sharaxista Tixraaca
$53.00 Tallabada Ka hortagga ku Xadgudubka RCW 36.18.020(2)(d)
$20.00 Beddelista Lacagta Xawlida Goobta (Lacagaha Nuqulka, haddii ku haboon tahay, waa dheeraad) RCW 36.18.016(18)
$290.00  Beddelista Goobta, rayidka (u Sameey jeega lacag bixinta Karaaniga Degmada King kaas oo loo wareejiyay kiiska) RCW 4.12.090-100; RCW 36.18.016(16)
$310.00 Beddelista Goobta, Gudaha (u Sameey jeega lacag bixinta Karaaniga Degmada King kaas oo loo wareejiyay kiiska) RCW 36.18.020(2,5); RCW 36.18.016(15)
$20.00 Cadeynta (Ramsiga ama hal nuqul oo la raaco) KCC 4A.630.040
$290.00 Tallaabada Rayidka RCW 36.18.020(2,5,6)
$250.00 Lacagta Garsoorka Rayidka RCW 36.18.016(24); KCC 4A.630.070
$290.00 Dacwad-celin madani ah, dacwad isdhaafsi ah, ama dacwad dhinac saddexaad RCW 36.18.020(2,5,6)
$310.00 Codsi-celin ku Saabsan Dacwad Xiriirka Qoyska RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(15)
$364.00 Burburka Guurka RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(2)(b); RCW 36.18.016(15)
$50.00 Xoriyada Qofka Yar RCW 36.18.014; RCW 13.64.020
$200.00 Kordhinta Xukunka RCW 36.18.016(14)
$290.00 Xukumida Dibadda, Rayidka RCW 36.18.020(2,5,6)
$310.00 Dibadda, Xukumida, Rayidka RCW 36.18.016(16)
$35.00 Frivolous Sheegashada Lien, Sii daynta Lien, ama Sharciga Guud Lien RCW 36.18.012(9); RCW 36.18.016(17)
$290.00 Qiimeynta Garsoorka RCW 34.05.514; RCW 36.18.020(2,5,6)
$250.00 Rabaanshaha Garsoorka – 12 Garsoore RCW 36.18.016(3)
$125.00 Rabaanshaha Garsoorka – 6 Garsoore RCW 36.18.016(3)
$364.00 Kala Saarida Sharciga/Qaladka RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(2)(b); RCW 36.18.016(15)
$56.00 Saxida Sharciga Degmada King, sheega beenta ah, ama Isweedaarisga-Sheegida, ama Sheega Dhinaca-Sedexaad RCW 36.18.016(2); RCW 36.18.016(15)
$310.00 Waxkabadalka Amarka aan ahayn Ismaamulka King RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(15)
$20.00  Codsiga Adkeynayo Xadida Ballanqaadyadda RCW 49.60.227; RCW 36.18.012(6)
$20.00  Maxkamad uga yeeris (Asalka iyo Koobiga) KCC 4A.630.040 
$400.00  Codsiga Maxkamadaynta De Novo RCW 36.18.016(25); KCC 4A.630.080
$20.00  Waaranka Canshuurta RCW 36.18.012(10)
$20.00  Qoraalka ka soo baxay Maxkamadda Degmada, Xukun kooban, ama Caddeynta Sare ama Maxkamadda Federaalka Gobolka ee Washington RCW 36.18.012(2)
$56.00  Diidmada Dib-u dejin ama Jadwalka Deegaanka ee Dib loo eegay RCW 36.18.016(2); RCW 36.18.016(15)
$310.00  Boqolkiiba Xeerka buuxinta Labiska RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(15) 
$135.00 Deganaha Sida Sharci darro ah loo Qabtay: Caadi RCW 36.18.020(2,5,6) 
$247.00  Deganaha Sida Sharci darro ah loo Qabtay: Dacwad-celin, dacwad isdhaafsi ah, ama dacwad dhinac saddexaad RCW 36.18.012(4); RCW 36.18.020(2,5,6) 
$112.00  Deganaha Sida Sharci darro ah loo Qabtay: Lacag Dheeraad ah oo uu Dacwooduhu u Baahan Yahay si loo Amar Muujiyo Sababta iyo/ama haddii Jawaabta la Gudbiyay RCW 36.18.012(4)
$290.00  Deganaha aheyn Sida Sharci darro ah loo Qabtay RCW 36.18.020(2,5,6)
$310.00  Mushaarka Shaqada ee Hidsidaha iyo Fulinta Taageerada Cunuga RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(15) 
$20.00  Warqadda Soo Xirida (Ramsiga ama hal nuqul oo la raaco) KCC 4A.630.040 
$25.00  Lacagta Buuxinta Xuquuqaha Biyaha RCW 36.18.016(16); RCW 90.030.180 
$20.00  U yeerida (Rasmiga ah ama hal nuqul oo la raaco) KCC 4A.630.040 
$20.00  Wixii u yeerida ah ee Karaaniga oo ay ku jirto Amarka Iibinta La wareegida Garsoorka RCW 36.18.016(6)

Lacagta Sharaxista Tixraaca
$200.00  Lacagta buuxinta RCW 10.01.160; RCW 10.01.170 
$500.00  Qiimaynta Ciqaabta Danbiga Dhibanaha: Danbi weyn ama Danbi Fudud RCW 7.68.035(1)(a)
$250.00  Qiimaynta Ciqaabta Danbiga Dhibanaha: Danbi fudud RCW 7.68.035(1)(a)
Kala duwan Qarashaka kale ee maxkamadda soo rogtay RCW 10.01.160; RCW 10.01.170

Lacagta Sharaxista Tixraaca
$310.00  Diiwaangelinta korsashada carruurta RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 36.18.016(15) 
$290.00  Buuxinta Korsashada RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00  Hagitaanka / Difaaca ama Soo gudbinta Hananaka Ilalainta ah (Ma jirto khidmad haddii hantida dacwada ka dhanka ah ay ka yartahay $3,000.) RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 11.130.170(2) 
$290.00  Hagitaanka Ilamaha yarka ah / Dacwada Ilaalinta (Ma jiro wax lacag ah oo laga qaadayo kiisaska marka masuulka laga yaabo inuu qaraabo yahay.) RCW 36.18.020(2,5,6); RCW 11.30.170(2) 
$5.00  Warqaddaha Maamulka, Marqaatiga, Masuuliyadda; Foomka K RCW 36.18.016(9) 
$290.00  Ogeysiiska Den bixiyaasha (Cadeyn-ma ahan) RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00  Codsiga Qirashada Dhaxalka waa la Diidi doonaa, ama Muranka Dhaxalka, ama Diidmada Qoraalka Heshiiska ama Is-afgarad RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00 Buuxinta Cadeyn RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00  Dacwad-celin, dacwad isdhaafsi ah, ama dacwad dhinac saddexaad RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00 Soo celinta Codsiga Isweedaarisga-Sheegida ama Sheega Dhinaca-Sexaad RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00  Diiwaanka Haya’ada (Trust) RCW 36.18.020(2,5,6)
$20.00  Shahaadada Trust KCC 4A.630.040 
$20.00  TEDRA Heshiishka aan Qasabka ah ee Aan-Garsoorka, jirista kiiska RCW 36.18.012(8) 
$290.00  TEDRA Heshiishka aan Qasabka ah ee Aan-Garsoorka, soo gudbinta kiiska cusub RCW 36.18.020(2,5,6) 
$290.00  TEDRA U yeerida iyo Codsiga RCW 36.18.020(2,5,6) 
$20.00  Buuxinta Dhaxaglka oo kaliya – Ma ahan cadeynta ee Aasaaska Guriga RCW 36.18.012(7) 
$20.00  Isha Dhaxagalka RCW 36.18.016(27) 

Heshiisyo, dalabyo lacag-bixin, dammaanado, lacag ka-jaris mushahar ama hanti, xukunno maxkamadeed, iyo dacwad dhexdhexaadin.
Lacagta Sharaxista Tixraaca
$10.00  Lacag bixin walba ee $25.01 iyo ka badan KCC 4A.630.120(B)(2) 

Ka reeban Lacaga Adeega Koontada Trust

  • Lacag bixin walba ee $25.01 iyo ka yar
  • Waxaa ka dhaafay Karaaniga iyada oo lagu saleynaayo Cadeynta Dhaarta ee ku jirta faylka - Arjiyada ayaa laga heli karaa Adeegyada Ballan qaadka Dhaqaalaha Clerk
  • Lacagta ay Dhaafatay Maxkamadda - Sida uu oggolaado amar maxkamadeed.

Lacagta Sharaxista Tixraaca
$5.00  Xukunka Kooban (waxaa diyaariyay karaaniga): Bogga Koowaad ee dukumenti walba RCW 36.18.016(4)(a) 
$1.00  Xukunka Kooban (waxaa diyaariyay karaaniga): Bogg walba oo dheeraad ah RCW 36.18.016(4)(a) 
$0.50  Nuqullada boggiiba (aan shahaado haysan) RCW 36.18.016(4)(c)
$2.00  Maamulka Dhaarinta - Halkii Seejalaad ee dukumiintiga u baahan saxiixa Karraaniga RCW 36.18.016(5) 
$9.00  Nuqullada La Xaqiijiyey ama La Soo Bandhigay: Bogga Koowaad ee dukumenti walba RCW 36.18.016(4)(a,b) 
$1.00  Nuqullada La Xaqiijiyey ama La Soo Bandhigay: Bogg walba oo dheeraad ah RCW 36.18.016(4)(a) 
$5.00  Nuqullada La Xaqiijiyey ama La Soo Bandhigay: Haddii nuquladda La soo bandhigay ee Xukunka Lacagta (waxaa ka mid ah Xukunka Kooban) RCW 36.18.016(4)(a) 
$2.00  Nuqulada la Xadiday ee leh Shabadda Gobolka RCW 36.18.016(4)(b) 
$5.00 Nuqulka La xaqiijiyay: Bogga Koowaad ee dukumenti walba RCW 36.18.016(4)(a)
$1.00 Nuqulka La xaqiijiyay: Bogg walba oo dheeraad ah RCW 36.18.016(4)(a)
$20.00 Sii wadista dheeraadka ah (buuxinta calaamada / amara muuqashada ama ogeysiinta dacwad dhageysiga): Amarka Maxkamad u yeerista qofka RCW 36.18.016(7)
$20.00 Sii wadista dheeraadka ah (buuxinta calaamada / amara muuqashada ama ogeysiinta dacwad dhageysiga): Soo gudbinta Imtixaanka Daymiyaha Xukunka RCW 36.18.016(7)
$20.00 Sii wadista dheeraadka ah (buuxinta calaamada / amara muuqashada ama ogeysiinta dacwad dhageysiga): Amarka Mooshinka Dacwadaha dheeraadka ah RCW 36.18.016(7)
$30.00 Qeybta Amarada Hore (hal mar kaliya oo la soo gudbiyo 1 - 5 Amarada kiiskiiba) RCW 36.18.016(12)
$30.00  Bandhigayada: Beddelida bandhiga faylka KCC 4A.630.160 
$40.00 Lacagta adeega degdeg ah, waxaa dheeraad ku ah lacagta adeega joogta ah KCC 4A.630.170 
$15.00  Qabashada Dheeraad ah / Dukumenta lacagta Waxda ee kuwa oo dhammeystirnayn ama aan dukumenti sax aheyn KCC 4A.630.060 
$0.50  Foomyada, boggiiba KCC 4A.630.010
5% oo ah dulsaarka Lacagta Maalgelinta: Maalgelinta ay Amarta Maxkamadda ee Lacagaha ee Trust ee $2,000 ama ka badan RCW 36.48.090; RCW 36.18.016(22) 
$50.00  Hogaansamid La’aanta KCC 4A.630.020 
$20.00  Buuxinta Aan Xukunka ahayn (buuxinta warqad kasta oo aan la xiriirin ama qeyb ka mid aheyn dacwad walba) RCW 36.18.012(3) 
$35.00  Lacag Bixinta Adeega aan Xushamada Aheyn, shaykiiba KCC 4A.600.100 
$4.00  Lacagta barnaamijka Warbixinta, boggiiba RCW 36.18.016(11) 
$30.00  Raadinta, boggiibada (ugu yaraan hal saac) RCW 36.18.016(11) 
$5.00  Sawirka Bandhigga RCW 36.18.016(4)(d) 
$25.00 Nuqul ka mid ah Bandhigga Dijital ah ama Elektarooniga ah RCW 36.18.016(4)(e)
$5.00  Kharash dheeraad ah oo ku baxaya nuqullada lagu keenayo qalabka kaydinta elektaroonigga ah RCW 36.18.016(4)(f) 
$0.15 Nuqulada adeega-Iskaaga ah boggiiba KCC 4A.630.110
$25.00  Nuqul ka mid ah Duubista Maqalka ama Muuqaalka ee dacwad maxkamadeed (taariikh maxkamadeed kasta) RCW 36.18.016(13) 
$2.00 Lacagta Qabashada (Alaabooyinka boostada lagu soo diro marka baqshada la shaabaadeeyo (SASE) ma la bixin) KCC 4A.630.180
$3.00 Boostada (soo dirista marka SASE aan la bixinin) KCC 4A.630.180
$40.00 Nuqulka eliktarooniga ah ee lasoo diraayo: KCC 4A.630.190
$5.00 Warbixinta Maalinlaha ee Kiiska Cusub KCC 4A.630.200
$5.00 Warbixinta Xisaab Xirida Maalinlaha Xukunka KCC 4A.630.200
$250.00 Sii wadista Barnaamijka Waxbarashada Sharciga KCC 4A.630.050
Iska qorista Xogta Liiska Kiiska:
Lacagta Sharaxista Tixraaca
$3,600.00 Liiska Kiisaska Dembiyada - Sannadle ah KCC 4A.630.095
$1,800.00 Liiska Kiisaska Dembiyada - Sanadka barkiis KCC 4A.630.095
$1,500.00 Liiska Kiisaska Dembiyada - Kali ah KCC 4A.630.095
$1,800.00 Liiska Kiisaska Guud - Sanadle ah KCC 4A.630.095
$900.00 Liiska Kiisaska Guud - Sanadka barkiis KCC 4A.630.095
$750.00 Liiska Kiisaska Guud - Kali ah KCC 4A.630.095
$1200.00 Liiska Kiisaska Dembiyada – Sannadle ah KCC 4A.630.095
$600.00 Liiska Kiisaska Dembiyada – Sanadka barkiis KCC 4A.630.095

Nala Soo Xiriir:

Wixii caawimaad ah, shaqaalaha xafiiska karraaniga ayaa diyaar u ah inay kugu caawiyaan taleefan (206-296-9300, TTY: 206-296-0100), iimaylka (DJA.CustomerServiceEmail@kingcounty.gov) ama goob kasta oo dadwayne ah oo ku taala mid ka mid ah saddexda Goobood ee Xaafiiska Karraaniga.

Macluumaadka Bixinta Kharashka

Macluumaadka Lacag-bixinta:

  • Khidmadaha xaraynta iyo adeegyada ee qof ahaaan loo bixiyo waxaa lagu bixin karaa lacag caddaan ah, jeeg ahaan ama dalabka lacagta, kiridhit ahaan ama dhibit ahaan. Lacagaha lagu soo diro boostada waa in lagu bixiyaa jeeg ama dalabka lacagta.
  • Jeegaga waa in lagu soo bixiyaa bangiga Gobolka Washington iyadoo magaca bixiyaha iyo ciwaankiisa ku qoran yihiin jeegga. Jeegaga iyo dalabaadka lacagta waa in laga dhigaa kuwo lacagtooda la soo siin karo "karraaniga."
  • Lacag bixinta khidmadaha xaraynta iyo adeegyada ee lagu bixiyo onlayn ahaan waa in lagu bixiyaa jeeg elektaroonig ah ama kaarka kiridhitka. Ogsoonow in khidmadda adeegga wax kala beddelashada lagaaga qaadi karo lacagaha elektaroonigga ah.
  • Macluumaadka ku saabsan lacag-bixinta Waajibaadka Maaliyadeed ee Sharciga ah, guji halkaan.

Macluumaadka Ka-dhaafitaanka Kharashka

Boggani waxa uu ka kooban yahay mawduucyada ay suurtogalka tahay in qofka loo sameeyo ka dhaafitaanka ama ka dhimista khidmadda.

Khidmadaha xaraynta

Tilmaamaha soo socda iyo foomamka ayaa loo isticmaali karaa in lagu codsado ka-dhaafitaanka khidmadaha xaraynta ee kiisaska maxkamadda sharciga ee madaniga iyo qoyska.

Tilmaamaha:

Foomamka (Bogagga ku xiran lama turjumin.):

Foomamka waxaa si lacag la'aan ah looga heli karaa Xafiiska Karaaniga ama Xafiiska Fududeeyaha Sharciga Qoyska (Seattle Courthouse: W-382; Xarunta Cadaalada Gobolka ee Maleng ee Kent: 3-D), iyo websaydka Maxkamadaha Washington: www.courts.wa.gov (si toos ah: Foomamka: Xeerka Guud ee 34 Codsashada Ka-dhaafitaanka Khidmadaha Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Kharashaadka Dheeraadka ah).

Kharashyada karraaniga

Akhri tilmaamaha soo socda oo buuxi foomamka(yada) si aad u codsato ka dhaafitaanka khidmada karraaniga ee Ex Parte iyada oo loo marayo karraaniga iyo khidmadaha dedejinta. Codsiga Ka-dhaafitaanka Kharashka Xafiiska Karaaniga

Haddii aad aaminsantahay in aad si khalad ah ku heshay qaansheegta u hogaansamid la'aanta oo aad horay ula hadashay karraaniga magaciisa iyo lambarkiisu ku qoran yahay ogaysiiskaaga, waxa aad soo gudbin kartaa foom rafcaan: Foomka Racfaanka Khidmadaha U Hogaansamid La’aanta

Kharashyada Adeegga Maxkamadda Qoyska (Bogagga ku xiran lama turjumin.)

Adeegyada Turjubaanka

Adeegyada Turjumaan (bogga ku xiran lama turjumin.) waxaa lagu bixiyaa kharash la'aan dhammaan dhacdooyinka maxkamada. Laga bilaabo Afgaanistaan ilaa Zulu, Xafiiska Maxkamadda Sare ee King County ee Adeegyada Turjubaanka (OIS) waxay helayaan turjubaano bixiya adeegyada in ka badan 140 luqadood oo kala duwan si ay uga caawiyaan dadka aan Ingiriisiga ku hadlin wixii arrimo maxkamada.

Xeerarka iyo Qawaaniinta Ka-dhaafitaanka Khidmadda (Bogagga ku xiran lama turjumin.)

Qor sida aad u aragto turjumaadaan