Maalmaha Fasaxyada Maxkamada, Saacadaha & Goobaha Xafiiska Karaaniga
Goobaha iyo Saacadaha Xafiiska Karraaniga Maxkamada Sare
(Bogagga ku xiran lama turjumin.)
KING COUNTY COURTHOUSE (KCCH) – GOOBTA SEATTLE
Saacadaha: 8:30 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo Isniin ilaa Jimce
(xiran 12:15 galabnimo ilaa 1:15 galabnimo.)
Xarumaha adeegga macaamiisha ee bixiya adeegyada qaarkood waxay furan yihiin 12:15 galabnimo ilaa 1:15 duhurnimo
516 Third Avenue, Room E-609
Seattle, WA 98104
Tilmaamaha
MALENG REGIONAL JUSTICE CENTER (MRJC) - GOOBTA KENT
9:00 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo Isniin ilaa Jimce.
(xiran 12:15 p.m. ilaa 1:15 p.m.)
Xarumaha adeegga macaamiisha ee bixiya adeegyada qaarkood waxay furan yihiin 8:30 subaxnimo ilaa 9:00 subaxnimo, iyo 12:15 galabnimo. ilaa 1:15 duhurnimo
401 Fourth Avenue N, Room 2C
Kent, WA 98032
Tilmaamaha
CLARK CHILDREN & FAMILY JUSTICE CENTER – GOOBTA SEATTLE
8:30 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo Isniin ilaa Jimce
(xiran 12:15 p.m. ilaa 1:15 p.m.)
1211 East Alder, Room 3015
Seattle, WA 98122
Tilmaamaha
Taleefanka Adeegga Macmiilka: 206-296-9300
Dhammaan goobaha Xafiiska Karraaniga waxa ay xiran yihiin Maalmaha Fasaxyada Maxkamadda
FASAXYADA (bogagga ku xiran lama turjumin.)
Xeerarka Maxkamadda Gobolka Washington: Xeerka Guud 2 - Fasaxyada.
Fasaxyada sharciga ah iyo maalmaha sharci ahaan loo aqoonsan yahay (RCW 1.16.050).
Qor sida aad u aragto turjumaadaan
Translate