Skip to main content

Waaxda Doorashooyinka Degmada King// King County Elections Somali language home page

× Doorashooyinka Degmada King ayaa u xiran May 23, 2024, tabobarka shaqaalaha.

Waxaanu Dib u furi doona May 24, 2024, markay saacadu tahay 8:30.

Waaxda Doorashooyinka Degmada King

Macluumaadka dib-u-tirinta

Dib-u-tirinta gacanta ee waajibka ah ee tartanka Guddoomiyaha Dhulalka Dadweynaha ee gobolka oo dhan ayaa bilaaban doonta Agoosto 26, 2024 saacaddu markay tahay 8:30 a.m.

Dib-u-tirinta gacanta ee waajibka ah ee tartanka Madaxa Guddiga Xaafadda ee Dimuqraadiga ee SEA 46-1370 ayaa bilaaban doonta Sebtembar 3, 2024 saacaddu markay tahay 8:30 a.m.

Dib-u-tirinta gacanta ee waajibka ah ee tartanka Madaxa Guddiga Xaafadda ee Dimuqraadiga ee SHL 32-0474 ayaa bilaaban doonta Sebtembar 3, 2024 saacaddu markay tahay 8:30 a.m.

Guddiga Shahaadaynta ee King County ayaa waxay kulmi doonaan Sebtembar 4, 2024 saacaddu markay tahay 11:30 a.m. si ay u shahaadeeyaan natiijooyinka dib-u-tirinta.

I want to...

Waxaan doonaayaa inaan…

April Special ElectionDoorashada Gaarka ee Abriil 2024
The election day deadline is April 23Wakhtiga kama dambeysta ee maalinta doorashada waa 23-ka Abriil.

Whats on ballot Maxaa ku jira warqadda codbixinta

Returning my ballot Soo celinta warqaddayda codbixinta

TTY: Relay 711

Sign up for email or text notifications

Rukumayso ogeysiisyada iimeelka ama fariimaha taleefanka
expand_less