Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta
Barnaamijka Caafimaadka Xannaanada Carruurta (Child Care Health Program, CCHP) waxa uu taageeraa daryeelka ilmaha iyo barnaamijyada waxbarashada hore, waxeyna kor u qaadaa dhaqamada caafimaadka iyo badbaadada ayaka isticmaalaayo la taliyaasha kalkaalisoonyinka, caafimaadka maskaxda, nafaqeynta, iyo waxbarashada.
CCHP waxay siisaa bixiyeyaasha qalab iyo agab ay ka mid yihiin moodeelka siyaasadda caafimaadka, macluumaadka ka hortagga cudurrada la kala qaado, nafaqeynta iyo tilmaamaha cuntada caafimaadka leh, foomamka caafimaadka iyo qorshayaasha daryeelka ee waafaqsan WAC, iyo agabyo kale si kor loogu qaado korriinka iyo dhaqamada caafimaadka ee ubadka. Si loo hubiyo in macluumaadka ay heli karaan inta ugu badan ee bulshooyinka daryeelka ilmaha oo ku nool Degmada King intii suurtogal ah, CCHP waxay haysataa macluumaad iyo agab oo ku qoron luqado kala duwan oo ay ku jiraan muuqaalo iyo codad.
Dhammaan dukumeentiyada iyo foomamka laguma tarjumin af Soomaali, markaa fadlan ku noqo bogga hore ee CCHP si aad u hesho agab dheeraad ah oo ku qoran luqadda Ingiriisiga.
Dukumentiyada iyo foomamka af-soomaaliga
- Tilmaamaha Ilaalinta Qorraxda ee Daryeelka Ilmaha iyo Barnaamijyada Waxbarashada Hore (139 KB)
- Sigaar La'aan, Maya Sigaar (282 KB)
- Ku Ciyaarista bannaanka Cimilada Waqooyi Galbeed (202 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Kareemka Qorraxda (Kareemka Qorraxda Oo Laga Keenay Guriga) (233 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Kareemka Qorraxda (Barnaamij-La bixiyay/Kareemka Qorraxda oo badan) (180 KB)
- Bakteeriyada Iska Caabisa Dawada Antibiyootiga (MRSA) (156 KB)
- Busbuska (Varicella-Zoster) (170 KB)
- Caabuqa Norovirus (Caabuqa Qaboobaha) ama Caabuqyada sida Noro oo kale ah (164 KB)
- Canbaar (131 KB)
- Cold Sores (Fayraska Herpes Simplex Nooca 1 [HSV-1]) (174 KB)
- Macluumaadka Guud Ee Ku Saabsan COVID-19 (214 KB)
- Cudurka Gacanta, Cagaha iyo Afka (HFMD) (144 KB)
- Cudurka Rosiyoola "Roseola" (157 KB)
- Cudurka Shanaad (162 KB)
- Cune Xanuun iyo Qandhada Casaanka leh (174 KB)
- Cytomegalovirus (CMV) (159 KB)
- Daaf (Indho cas) (157 KB)
- Fayraska Caabuqa Neefmareenka (RSV) (169 KB)
- Gooryaanka (174 KB)
- Guriga igu hay haddii (257 KB)
- Hargabka (flu-ga) (160 KB)
- Impetigo (Cudurka Maqaarka Ku Dhaca) (127 KB)
- Injirta Madaxa (181 KB)
- Isnadaamiska (153 KB)
- Shingles (129 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Boomaatada Gacmaha (73 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Jeermis-reebta Gacmaha (64.6 KB)
- Diiwaanka Shilka/Dhaawac (80.1 KB)
- Diiwaanka Xanuunka (79.5 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha (Daawada ilkaha ee Guriga Laga Keeno) (116 KB)
- Foomka Oggolaanshaha Daawada Ilkaha Faloorayd (Barnaamij-Bixiyay/Daawo Ilko Jumlo) (126 KB)
- Noocyada Heerkulbeegyada ee loogu talagalay Daryeelka Ilmaha (141 KB)
- Wax ka qabashada Dabeecadaha Dhibaatada leh (52.6 KB)
- Sida Ilmuhu U Bartaan Xirfadaha Bulshada (27.7 KB)
- Khilaafka u Dhexeeya Ilmaha Walaalaha ah (273 KB)
- Tababarka Musqusha (160 KB)
- Adeegsiga Qorshaha Handhaqanka Nidaamsan (34.3 KB)
- Gurmadka & Wax ka qabashada Musiibada (615 KB)
- Diiwaanka Tababarada Xaalada Deg-dega ah iyo Ammaanka Dabka Daryeelka Ilmaha (PDF, 142 KB)
- Liiska Calaamadeynta ee Kahortaga Sunta aan sida ula kacda ah Loo Cunin (241 KB)
- Liiska qalabka gurmadka degdegga ah (120 KB)
- Sahay Cunto iyo Biyo 3-Maalmood Ah (323 KB)
- Waa maxay bacda "qabso iyo tag"? (287 KB)
- Nadiifinta iyo Nadiifinta/Jeermisdilka (80 KB)
- Nadiff (59 KB)
- Racci (60 KB)
- Sida La isugu Qaso Xalka Warankiilada (307 KB)
- Jeermis ka nadiifinta
- Jeermis dilka
- Isticmaal: Sodium Hypochlorite 2.75% (128 KB)
- Isticmaal: Sodium Hypochlorite 5.25-6.5% (125 KB)
- Isticmaal: Sodium Hypochlorite 7.0-8.25% (250 KB)
- Jadwalka Nadiifinta (140 KB)
- Nadiifinta Alaabta Carruurtu Ku Ciyaarto Waxay Kahortagtaa (281 KB)
- Xafaayadda Istaagga Habraaca (130 KB)